Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw lagu qaaday xero ay degan yihiin Ciidamada Itoobiya

Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhaw lagu qaaday xero ciidamada Itoobiya ka degan yihiin agagaarka garoonka Diyaaradaha Degmada Baar dheere ee gobolka Gedo. Qeybo badan oo kamid ah degmada Baar dheere ayaa laga maqlay qarax aad u xoogan oo ismiidaamin ah oo lagu qaaday xerada ay degan … Continue reading Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw lagu qaaday xero ay degan yihiin Ciidamada Itoobiya